Akhriso :Waxyaabaha laga maarmaanka u ah in dalka ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah !!

Xukuumada ay hogaamiyaan Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare Khayre waxa uga hadhsan muddo xileed kooda 1 sanno iyo 3 bilood. Sida qorshahu ahaa in doorasho hal qof iyo hal cod ah ay dalka ka qabsoonto si looga gudbo nidaamkii hore ee baarlamaanku soo dooran jireen madaxweynaha. Waa maxay waxa looga baahanyahay Gudiga doorashooyinka Qaranka iyo … Continue reading Akhriso :Waxyaabaha laga maarmaanka u ah in dalka ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah !!